Daawo:Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo loo soo dhaweeyay qaab kaduwan Raysawasaarayashii hore

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, halkaasoo uu kaga qeyb galayo shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD.

Shirka Urur goboleedka IGAD ayaa looga hadlayaa colaadaha iyo xaaladaha beni’aadanimo ee ka jira dalka Koofurta Sudan, iyadoo shirkan uu todobaadkii hore ku baaqay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia oo shir guddoonka shirka ah, Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ku tagay Itoobiya ayaa ah kii u horeeyay ee uu ku tego dalka Ethiopia, waxaana safarkii labaad ee uu dibadda ugu ambabaxo.
khayr

khayre

khayre

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.