Muuqaal:Faysal Cali waraabe oo eedayn dusha kaga Tuuray Dowlada Itoobiya iyadoo sixun noola dhaqanta

faysal

Faysal Cali waraabe ayaa Cambaareeyey Dowlada Itoobiya iyadoo shacabka ka tilaabaya Wajaale la dhibaateeyo markay gudaha u galaan Itoobiya, shacabka waxaa loola dhaqmaa si xun iyakoo alaabta laga daadiyo lama xaq dhowro waana wax aan la dhowran karin.

Faysal Cali waraabe ayaa sheegay waa in itoobiya iyadana laga joojiya Qamrada,Jaadka iyo qudaarta ay noo soo dhoofiyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.