Muuqaal:Guddoomiyah Cusub Ee Gobolka Hiiran Oo Gaadhay Baladwayn

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan Cumar Baadiyow oo gaaray Magaalada baladwayne ayaa umahad Ciliyey Dhamaan dadkii ka qeeyb qaatay soo dhaweeyntiisa waxa uuna tilmaamay in maamulkaasi uu ku dadaali doono sidee uu ku qanci lahaa dhamaan cid kasto oo tabasho ka qabto maamulkiisa.

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay beelaha Walaalada ah ee ku dagaalamaya deegaano ka tirsan degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan in ay dagaalkaas joojiyaan islamarkaana wax walba miiska wadahadalka ku dhameeyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.