Shirkad Shaqalaheeda Ku Amartay In Ay Is Caateeyaan Oo Magdhaw Dhiibeysa
Maxkamad ku taala Ruushka ayaa xukuntay in shirkadda diyaaradaha ee Aeroflot aysan shaqaalaheeda u yeerin karin cabirka dharka ay xiranayaan. ama aysan ku qasbi karin […]
Maxkamad ku taala Ruushka ayaa xukuntay in shirkadda diyaaradaha ee Aeroflot aysan shaqaalaheeda u yeerin karin cabirka dharka ay xiranayaan. ama aysan ku qasbi karin […]
Wax ka badan labo todobaad ayay dowladda ku qaadatay in ay ka hadasho arrinta Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi Dhagax , dhiibistii loo dhiibay dowladda Itoobiya. […]
Ismari waa siyaasadeed oo ka jira magaalada Jowhar oo la sheegayo in laga yaabo in doorashada madaxweynaha Hirshabeelle dib u dhac ku yimaado waqtigii logu […]
Kooxo hubeysan ayaa Shalay gilinkii danbe dil fool xun ka geestay Magaalada Marka ee gobalka Shabeelaha Hoose markii ay kufsadeen kadib sida ay noo xaqiijiyeen […]
Ururka Xureynta Soomaali Galbeed ee ONLF waxa ay Xaruntiisa dhexe ku taallaa Mareykanka, Afhayeenkooda wuxuu joogaa London, xaruntooda waqooyiga Yurub waxay ku taallaa Sweden, dalka […]
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr iyo dhamaan Agaasime Waaxeedyada ee Wasaaradda ayaa la kulmay Benson Mutiso oo ka socday hay’adda […]
Wariyaasha ka Howlgala deegaaada Galmudug ayaa kulan la qaatay Wasaaradda warfaafinta ee Maamulka Galmudug waxa ayna kala hadleen sidii loo sii deyn lahaa Wariye ka […]
Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Bakool ee Koonfur Galbeed Maxamed Cabdi Tool ayaa Taliska Ciidanka Xoogga Soomaaliya ee Bakool ku eedeeyay in ay dileen Haweeney aan wax […]
Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Itoobiya Mudane Maxamedd Cali Nuur oo wareysi siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaliyeed ee SONNA ayaa faah faahin ka bixyay heshiiska Dowladaha […]
Wariyaha Tvga Somali cable uga Soo warama Puntland ayaa waxuu booqasho ku tagay qabriga uu ku aasan yahay Shiiq Darood Ismaaciil iyo Wiilkiisa Sade Darood […]
Wasiir Dowlihii hore ee Madaxtooyada Soomaliya ee dowladii Xasan Shiiq ayaa in kiray in uu xasan Shiiq u xilsaarey inuu dhinaca Dowlada Soomaliya u saxiixo […]
Xukumadda Somalia sidii larabay ogama xeladeysanin Qadiyadda Qalbi-Dhagax Marka Aad fiiriso hab Qoraalka war-Saxafadeedka Xukumadda Waxaa Kuu muqanaya in Ay iska dhaliyeen Banooni Cirib kulaad […]
Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Ku Nool Dalka Australia Ayaa Deeq Qalab Caafimaad Ah Soo Gaarsiisey Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Jubaland waxaana qalabkaan la keenay Xarunta kumeel gaarka […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes