Daawo:Jaaliyada Soomaliyeed Australia oo qalab Caafimaad soo gaarsiisey Kismaayo

isbitaal

Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Ku Nool Dalka Australia Ayaa Deeq Qalab Caafimaad Ah Soo Gaarsiisey Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Jubaland waxaana qalabkaan la keenay Xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Jubbaland ee Kismaayo
Hoos kadaawo Warbixintii Wariye Maxame Kassim

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.