Waa Kuma Gool hayaha Xukumadda’? W/Q Abdiqaadir Jiijiile

wasr

Xukumadda Somalia sidii larabay ogama xeladeysanin Qadiyadda Qalbi-Dhagax

Marka Aad fiiriso hab Qoraalka war-Saxafadeedka Xukumadda Waxaa Kuu muqanaya in Ay iska dhaliyeen Banooni Cirib kulaad ah Oo fursad kala u abuuray Mucaaradka Dowladda.
War-Saxafadeedkii manta kaso baxay Kullankii Gollaha Wasiirada ma usan qorin Laacib Si Wngsn u yaqaana Farshaxanka là xiriira qorista iyo diyaarinta wararka Xaasaasiga ah Ee Saxafadda lomarinayo Bulshada Waayo marna Kubadda waxuu ka dhaliyay Mucaaradka Marna Xukumadda lkn Muhiimada war-saxafadeedka Xukumdda Waxaa iiga muuqday Labo Qodob oo kala ah.

(1) in Xukumadu ay u Cuskaty Warejinta Qalbi-Dhagax Hishiisyo ay horey u saxiixeen

Abdikarin Xussein Guuled Xil Mahad Salad iyo Ex Wasiir Xil Maxamed Mursal Gelle Waana midda ay Dowladda Kaga daabalan lahayd Kacdoonka Shacabka Hadii ay Ku adkeysan
Lahayd Qodobka kobaad.

2 Waxayse Xaajadu xumaatay markii Qodobka Labaad Ee War-Saxafadeedka Xukumadda Lagu sheegay In ONLF Yahay Urur Argagixiso Qalbi Dhagax`ne Xiriir la Lahaa Al-Shabaab Waana midda Fursada Siisay Mucaaradka Dowladda islamarkaana Qalbi jab Ku abuuray Shacabka.
Hadaba Dowladda oo Marna qiraty Marna iska fogeysay arinta Qalbi-Dhagax Ayaa Waxaa Looga fadhiyay in Ay lasoo ban-baxdo aragti Loogu Gar qaado Mucaaradka iyo Xukumadda.
Qore Abdiqaadir Jiijiile

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.