Akhriso:-ONLF Ma Argagixisaa Mise Xaq U Dirir

Ururka Xureynta Soomaali Galbeed ee ONLF waxa ay Xaruntiisa dhexe ku taallaa Mareykanka, Afhayeenkooda wuxuu joogaa London, xaruntooda waqooyiga Yurub waxay ku taallaa Sweden, dalka kaliya ee u aqoonsanaa argagaxiso wuxuu ahaa Itoobiya.

Dowladdii ugu horreeysay ee aan Itoobiya aheyn ee argagaxiso ku tilmaamtay waa dowladdan Soomaaliya ee Farmaajo Hoggaamiyo!

Sharciyaqaanada ayaa sheegaya in loo baahanyahay in markii dowladda Urur ama Jabhad ku dareyso liiska Argagixisada in ay ansixiyaan Baarlamaanka taasina aynan dhicin sidaasi darteedna Ururka Xureynta Soomaali Galbeed ee loo soo gaabiyo ONLF uusan aheyn Urur Argagixiso ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.