Articles by admin
In kabadan 10 qof oo ku sumoobey raashiin ay cunneen ayaa la soo dhigay isbitalka guud Cadaado
11 qof ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyey la gaarsiiyey isbitaalka guud ee magaalada Cadaado, kuwaas oo la aaminsanyahay inay ku sumoobeen raashin ay cuneen. […]
Dhageyso:Madaxwayne Kuxigeenta Puntland General Gabre Waa In Laga Saaraa Dalka Somaliya
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar “Camey” ayaa sheegay in ay tahay muhiim General Gabre dalka in laga saaro waxaa kaluu sheegay in gabre […]
Maqal iyo Muqaal:Faysal Cali waraabe ayaa eedayn usoo Jeediyey Musharaxiinta Madaxwaynaha Soomaliya
Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ee Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa eedeeyey usoo jeediyey Musharaxiinta madaxwaynaha Soomaaliya inay weerar ku tihiin maamulka Soomaaliland asagoo sidoo kalena Xasan […]
Maqal iyo Muuqaal:Siyaasiyiin ka digay in Faragalin Lagu hayo Doorashada Madaxwaynaha Dalka Soomaliya
Kulan Balaaran oo ay isgu yimaadeen asxaabta Siyaasiyeed ee dalka Soomaliyeed oo kadhacay Muqdisho ayaa waxaay sheegeen in faragalin xooganlagu hayo doorashada Madaxwaynaha soomaliya Gaar […]
Aaskii 3 Soomaalia ah oo lagu dilay wadanka South africa ayaa kadhacay Capetown
Magaalada CapeTown ee wadalka South Africa ayaa waxaa Lagu dilay allaha unaxariistee sadex Ganacsato soomali ah waxaana dilay koox Tuuga ah mana ahan markii ugu […]
Daawo:Jamacadii 3 ee Laga Hirgaliyo Degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud
Degmada Caabudwaaq ayaa waxay horumar kasameysey Waxbarashada ayadoo gashey kaliinta 2,3,4 imtixaanadii dugsiyada Sarre ee Soomaaliya, Hadana waxaa laga hirgaliyey Jaamacadii sadexaad ayadoo dhismaayaasha labada […]
Qudbadihii Musharaxiinta oo Xarunta Baarlamaankan Soomaliya ka socota
Musharaxiinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta qeybta labaad waxa ay bilaabayaan qudbadoodii xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyagoo khudbado ay uga […]
Maqaal:Xassan shiikhoow Naftaada ka waran tan dadka kale Iska daa. W/QJimcaale
Waa humaaga maskaxdayda ka soo maaxday ee aan cinwaanka kore siyey ,aan ku bilaabo maahmaahda caanka ah ee faca weyn ee oran neysa (MAROODI TAKARTA […]
Maqal iyo Muuqaal:Bulshada Baardheere oo Deeq gaarsiiyey barakacayaasha Kusugan Demada baardheere ee Gobolka gedo
Qoysaska barakacayaasha ee ku sugan duleedka degmada Baardheere ayaa loo qaybiyey deeq iskugu jirta cunto iyo dhar, deeqdaan yaa katimid Bulshada baardhere Dalka iyo dibadiisa […]
Dhageyso:Xasan shiiq Aniga iyo raysawasarayasha Waxaan iskugu dhacnaa Waa nidaam la’aanta
wareysi uu siiyey Idaacada Maraykanka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in wax badan qabyo yihiin sida amniga, dhaqaalaha iyo adeegga bulshada, asaga oo qiray in […]
Maqal iyoMuqaal:Baladxaawo Wafdiga ka socday wasaaradda waxbarashada oo gaaray Degmada Baladxaawo
Wafti balaaran oo kasocda wasaarada waxbarshada ayaa gaarey Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo, waftigaan ayaa waxaa soo dhaweeyey maamulka Degmada baladxaawo iyo qaybaha kala duwan […]