Dhageyso:Xasan shiiq Aniga iyo raysawasarayasha Waxaan iskugu dhacnaa Waa nidaam la’aanta

wareysi uu siiyey Idaacada Maraykanka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in wax badan qabyo yihiin sida amniga, dhaqaalaha iyo adeegga bulshada, asaga oo qiray in wax badan oo ballanqaadkii dowladda ka mid ahaa aysan suura gelin sababo laxariira qibrad la’aanta uuna hada diyaar usyahay sidii loo dhameystiri l;aha waxyaalaha qabyada ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.