Maqal iyoMuqaal:Baladxaawo Wafdiga ka socday wasaaradda waxbarashada oo gaaray Degmada Baladxaawo

baladxaawo

Wafti balaaran oo kasocda wasaarada waxbarshada ayaa gaarey Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo, waftigaan ayaa waxaa soo dhaweeyey maamulka Degmada baladxaawo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Baladxaawo.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.