Maqal iyo Muuqaal:Bulshada Baardheere oo Deeq gaarsiiyey barakacayaasha Kusugan Demada baardheere ee Gobolka gedo

rashin

Qoysaska barakacayaasha ee ku sugan duleedka degmada Baardheere ayaa loo qaybiyey deeq iskugu jirta cunto iyo dhar, deeqdaan yaa katimid Bulshada baardhere Dalka iyo dibadiisa jooga, Barakacayaasha ayaa ka mahad celiyey deeqdaan lasoo gaarsiiyey ugu dambayntii ka codsadeen walaalaha muslimiinta meelay joogaan inay soo caawiyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.