Daawo:Jamacadii 3 ee Laga Hirgaliyo Degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud

Degmada Caabudwaaq ayaa waxay horumar kasameysey Waxbarashada ayadoo gashey kaliinta 2,3,4 imtixaanadii dugsiyada Sarre ee Soomaaliya, Hadana waxaa laga hirgaliyey Jaamacadii sadexaad ayadoo dhismaayaasha labada kale ay soo socdaan waana guul usoo hoyatey umada soomaliyeed gaar ahaan kuwa Degmada Caabudwaaq.
Hoos kadaawo


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.