Qudbadihii Musharaxiinta oo Xarunta Baarlamaankan Soomaliya ka socota

musharaxin

Musharaxiinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta qeybta labaad waxa ay bilaabayaan qudbadoodii xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyagoo khudbado ay uga hadlayaan barnaamijkooda siyaasadeed.

Musharaxiinta maanta khudbadaha jeedin doona ayaa ah 8 musharax, waxaana Musharax walba uu heystaa muddo 30 daqiiqo inuu ku soo bandhigo barnaamijkiisa iyo waxqabadkiisa, hadii la doorto, Musharaxiinta maanta khudbadaha jeedinaya ayaa waxay kala yihiin

C/naasir Cabdulle Maxamed
C/raxmaan C/shakuur Warsame
C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole)
C/laahi Cali Axmed (Cadow Cali Gees)
C/laahi Cali Xasan
C/laahi Ciilmooge Xirsi
C/qaadir Cosoble Cali
Cali Xaaji Warsame

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.