DHAGEYSO: Gudoomiye Taabid oo baaq u diray Hay’addaha Ammaanka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa Ciidamada amaanka ugu baaqay in ay Maamulka Gobolka kala shaqeeyaan hagaajinta bilicda Caasimada. Guddoomiyaha ayaa […]