Daawo:Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta kormeeray Qaar ka mid ah Xeryaha Ciidamada ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay la socdaan Saraakiil Ciidan ayaa maanta kormeeray Xaruunta tabarka ee ranal gordan ay Dowladda Imaaraadka ku tababarto Ciidanka Xoogga Soomaaliya.

Madaxweynaha La kulmay Ciidan Kumaandoos ah oo tababar uga socda Xeradaasi isagoo ku dhiiri giliyay in ay qaranka u shaqeeyaan sidoo kalane uga Mahad celiyay Saraakiisha Dowladda Imaaraadka ee Tababarka siinaya Ciidanka Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Khudbad uu ujeediyay Ciidanka Cusub ee tababarka ku jira waxa uuna kala dar daarmay in ay qaranka u shaqeeyaan oo ay Shacabka Badbaadiyaan.

Inta badan wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa maanta xeran waxaana la sheegay in loo xeray Socdaalka Madaxweynaha, Xernaan-shiyaha Wadooyinka ayaa saameen ku yeelatay isku socodka Gaadiid iyo dadka


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.