Fanaanada Maryan Mursal Ciise Ayaa Maanta Lagu Soo Dhawayey Magalada Garowe

maryan

Fanaanada wayn ee Soomaliyeed Maryan mursal Ciise ayaa lagu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Magaalada Garoobe waxaana soo dhaweeyey wasiir kuxigeenka wasaarada warfaafinta iyo isgaarsiinta Puntland Cabdirisaaq cumar Ismaaciil, Maama Xaliimo cali oo katirsan waaxda hindaha iyo dhaqanka wasarada warfaafinta Puntland iyo marti sharaf kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.