Kulankii Baarlamaanka Ee Madaxweyne Farmaajo uu ka qeyb galayay oo dib u dhacay
Maanta oo Sabti ah waxaa lagu waday in Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ay Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya ay ku yeeshaan Kulan aan Caadi aheyn,waxaana […]
Maanta oo Sabti ah waxaa lagu waday in Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ay Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya ay ku yeeshaan Kulan aan Caadi aheyn,waxaana […]
Maxamed Abuukar Islow wasiirka Amniga Soomaaliya oo la hadlay Saxaafada ayaa waxaa uu Sheegay inHowlgal ay sameeyeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya ay gacanta ku soo dhigeen […]
Ciidamada ammaanka Dowladda ayaa dib u furay saaka wadada Zoobe, kadib qaraxii 14-kii Bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe, halkaasi oo ay ku nafwaayeen dad aad […]
Wasiir Yariisow oo soo bandhigay xogta Qaraxa ayaa sheegay qaraxa guud ahaan inuu waxyeeleeyay 642 qof, dhimashaduna ay tahay 358 qof, halka ay ku dhaawacmeen […]
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan Gobolka Shabeelada Hoose oo maalmihii dambe ku guda jiray abaabul Millatrai ayaa maanta ururka Al-shabaab kala wareegay degaano […]
Dowladda Soomaaliya ayaa caawa shaacisay macluumaad ku saabsan Qaraxii 14-kii bishan ka dhacay isgoyska Zoobe. Goobta waxaa tagay Wasiirka amniga Maxamed Abuukar Islow, Wasiirka Warfaafinta […]
Dhawaan bay ahayd Markii Madaxwaynaha soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah xarakada Al-shabab, iayadoo laga duulayo amarkii madaxwaynaha Soomaliya ayaa […]
Waxaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta kumeel gaarka ah maamulka Jubbaland si gardaro ah u xirteen Ciidamada Nabadsugida Kismaayo oo looga bartay inay dhibaateen shacabka Jubbaland […]
Xildhibanada Juubaland ee kusugan Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Cabdi Xakiin Jaamac oo kamid ahaa Barlamanka Jubbaland oo Alshabab ku […]
Iyadoo lagugudo jiro xili Roobaadka Dayrta ayaa waxaa ay qaylo dhaan ka soo yeeraysaa Qoysaskii ka soo barakacay abaarta ee kunool magaalada Caabudwaaq oo sheegay […]
Waxaa maanta lagu Qabtay degmada Doolw ee Gobolka Gedo Shirlooga so horjeeday Alshabab Sidi la isaga dhicin lahaa iyo Yabooh lacageed oo loo Aruurinaya Dadki […]
Goobtii masiibada Kadhacday ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta Boqolaal kun oo qof ayaa waxa ay isugu yimaadeen Isgoyska sooobe oo 14-kii bishan ay ka dhacday […]
Ra’isulwasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqday in wixi ka danbeeya Sabtida 21 oktoobar in uu dalka geli doono xaalad […]
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ay ka shaqeeynayaan sidii loo sugi lahaa ammaanka Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle. Waxa uu sidoo kale […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes