Dhageso:Xildhibanada Jubbaland ee Kusugan Degmada doolow ayaa Ka tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Cabdi Xakiin Jaamac

doolow

Xildhibanada Juubaland ee kusugan Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Cabdi Xakiin Jaamac oo kamid ahaa Barlamanka Jubbaland oo Alshabab ku dileen Magaalada Kismaayo ee Xarunta Ku meel gaarka ah ee Jubbaland.

Xildhibanada Juubaland ee Kusugan Doolow ayaa tacsi Qaran u diray qoyska, ehelada, qaraabada iyo shacabiweynaha Soomaaliyeed ee uu ka baxay Xildhibaan Cabdi Xakiin Jaamac, waxayna ilaahay uga baryeen inuu alle unaxariisto eheladii uu katagayna samir iyo iimaan kasiiyo.
Hoos kadhageyso Xildhibaan Shire Coleey oo aqrinaayye tacsidii Xildhibanada Jubbaland ee kusuga doolow .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.