Ciidamada Nabadusiga Kismaayo oo Loogu baaqay Inay siidaayaan Sharuud la’aan Ganacsade Daahir Shire Salaad

daahir

Waxaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta kumeel gaarka ah maamulka Jubbaland si gardaro ah u xirteen Ciidamada Nabadsugida Kismaayo oo looga bartay inay dhibaateen shacabka Jubbaland Ganacsade Daahir Shire Salaad.

Dhibane Daahir Shire Salaad ayaa uxiran Maalintii Sadexaad Nabadsugida Kismaayo asagoo aan galin wax dambi ah, waxaa baaqyo kasoo baxayaan Ganacsatada Juubaland ee kusugan magaalada Kismaayo iyo waxgaradka waxayna dalbanayaan in sharuud la’aan loo soo daayo Daahir Shire Salaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.