Daawo:Ciidamada Dowlada Soomaliya ee gobolka Gedo oo Heegan Lagashey

janan

Dhawaan bay ahayd Markii Madaxwaynaha soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah xarakada Al-shabab, iayadoo laga duulayo amarkii madaxwaynaha Soomaliya ayaa waxaa heegan buuxa lagashay Ciidmada Xooga dalka Soomaliya ee Ku sugan Gobolka Gedo.

Wasiirka Wasaarada Amniga Jubbaland Cabdirishiid Xasan Cabdinuur “Janan” oo ay waheliyaan Xildhibaano katirsan Maamulka Jubbaland ayaa waxay Booqdeen ciddamada Daraawiishta ee kusugan Degmada Baladxaawo waxayna usheegeen inay udiyaar garoobaan dagaal ka dhan ah Alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.