Shir looga soo horjeedo Qaraxii kadhacay Muqdisho iyo Yabooh Lacageed ayaa kadhacay Degmada Doolow”Sawiro”

doolow

Waxaa maanta lagu Qabtay degmada Doolw ee Gobolka Gedo Shirlooga so horjeeday Alshabab Sidi la isaga dhicin lahaa iyo Yabooh lacageed oo loo Aruurinaya Dadki ku wax yeelobay Qarixi mogdisho
Waxana halkas ka hadlay Waasirka Amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) xildhibanada Juubaland, maamulka degmada Doolow iyo qabaha bulshada ee kala duwan .

Madaxdii iyo waxgaradkii shirkaan ka qayb galay ayaa ilaahay uga baryey dadkii kudhintay qaraxii Muqdisho in ilaahay unaxariisto kuwa dhaawacana samir iyo iimaan kasii.
doolw

doolw

doolw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.