Daawo:Dowlada Soomaliya oo soo Bandhigtey qasaarihii kadhashay qaraxii Soobe oo ah 642

qaeax

Wasiir Yariisow oo soo bandhigay xogta Qaraxa ayaa sheegay qaraxa guud ahaan inuu waxyeeleeyay 642 qof, dhimashaduna ay tahay 358 qof, halka ay ku dhaawacmeen 228 qof.
Wasiir Yariisow ayaa sheegay dadka lagu la yahay nolol iyo geeri in ay yihiin 56 qof, inta dibadda loo qaadayna ay gaarayaan 122 qof.
Sidoo kale wuxuu sheegay Eng. Yariisow in guryahooda lagu celiyay 99 qof, halka Isbitaaladana ay jiifaan 7  qof.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.