Wasiirka Amniga oo Dad u xertay qaraxii ka dhacay Isgooska Zoobe

Maxamed Abuukar Islow wasiirka Amniga Soomaaliya oo la hadlay Saxaafada ayaa waxaa uu Sheegay inHowlgal ay sameeyeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya ay gacanta ku soo dhigeen Shaqsiyaad la Sheegay inay ka Dambeeyeen Qaraxii dadka Shacabka ahaa ee lagu xasuuqay Isgooska Zoobe ee Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa Xusay In Dhawaan ay Warbaahibnta u soo bandhigi doonaan Dadka Ay Gacanta ku soo dhigeen Ama loo xeray qaraxii lagu dhameeyay Dadka Shacabaka ahaa.

Dowlada Soomaaliya ayaa weli Wado dadaalo loogu gurmanayo dadka ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay isgooska Soobe ee Magaalada Muqdisho

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.