Dhagesyo:Ciidamada Jubbaland oo Kismaayo ku rasaas ku Furay Banaanbaxayaal dhulkooda la boobay
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Jubbaland ay rasaaseeyeen dad ku banaanbaxayay Gudaha Magaalada Kismaayo, Dadka banaanbaxa dhigayay […]