Wasiirka Cadaalada Somaliya iyo Madaxweyne Waare oo maanta Dhagax Dhigay xabsiga Jowhar.

Wasiirka Wasaarada Cadaalada Xukumada Fedraalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji Cilmi iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Shirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta dhagax dhigay xabsigii hore ee Magaalada Jowhar oo horay ay u bur buriyeed Al-shaab xiligii Magaaladaas ay ka talinayeen.

Xasan Xuseen Xaaji iyo Madaxweynaha Hirshabele Maxamed Cabdi Waare ayaa hadalo kooban ka jeediyay xarunta xabsigaan, oo kaga hadleen muhiimada cadaalada ay u leedahay umada Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.