Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by admin

bara

Barakacayaal hor leh oo isaga soo cararay gobalka Shabeellaha Hoose

18th April 2016 admin 0

Qoysas hor leh oo kasoo cararay colaada iyo abaaraha ka jira hobolka shabeelaha hoose ayaa soo gaaray bduleedka muqdisho. Qoysaskan  ayaa sheegay in intii ay […]

Dhageyso: Guddoomiye Jimcaale oo maanta barasho ugu dhaqaaqay guddoomiye waaxeedyada Muqdisho

18th April 2016 admin 1

Maamulka gobolka Banaadir aya sheegay in gacanta ay ku soo dhigeen gaari ay kabuuxeen waxyaabaha qarxa kaas oo ku sugnaa degmada dayniile ee gobolka banaadir […]

Ra’iisul Wasaare Cumar oo Khudbad ka jeediyey shirweynihii dalalka Islaamka ee Istanbul.

17th April 2016 admin 4

Muqdisho, April 17, 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga uga qeyb galay shirweynihii […]

Faahfaahin: Wafdiyo kala duwan oo gaaray magaalada Kismaayo iyo shirweyne ka furmay(Video+Sawirro)

17th April 2016 admin 4

Shir looga hadlayo hannaanka federaalka ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose, kadib wafdiyo ballaaran oo gaaray halkaasi. Wafdiga tagay Kismaayo […]

Dhageyso: Xildhibaan Ciyaar Jecel ”Suugaan ayaan ku soo bandhignay in meel aan amni ka jirin lagu noolaan karin”

17th April 2016 admin 2

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Somalia iyo qubarro dhinaca ciidanka wax ka yaqaan ayaa maanta ka qeyb galay xaflad lagu daah furay Machad daraaseynaya Ammaanka. Xafladdani […]

Dhageyso: Cali Gaab ”Waan soo qabanay kuwii dilay gabdhaha”

17th April 2016 admin 4

Taliska booliska gobalka Banaadir ayaa sheegay inay soo qabteen koox hubeysan oo dumar ku dilay degmooyinka Hodan iyo Dharkeenleey. Jeneraal Cali Xirsi Barre ayaa sheegay […]

Roobab xooggan oo ka curtay deegaanno ku yaalla gobalka Gedo

17th April 2016 admin 9

Wararka naga soo gaaraya deegaanno ku yaalla gobalka Gedo ayaa sheegaya in ay ka da’een 12-kii saac ee la soo dhaafay. Deegaannada Likooleey iyo kuwa […]

No Image

KISMAAYO: Kulan looga hadlayay horumarka degaanka oo lagu qabtay magaalada Kismaayo ”VIDEO”

17th April 2016 admin 5

MUUQAAL: Wiilkii wariye Cawke oo soo bandhigay barnaamij cajiib ah

17th April 2016 admin 4

DAAWO: Xildhibaanno eedeyn u jeediyay maamulka Puntland

17th April 2016 admin 0

DHAGEYSO: Maamulka Hodan ee Muqdisho oo faahfaahiyay dil xalay loo geystay haweeney

17th April 2016 admin 0

Maamulka Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay wadaan howlgalo ay ku soo qabanayaan   koox degmadaas ku toogtay Gudoomiyihii Gudoomiyihii  Haweenka Degmada Hodan […]

amisom

AMISOM oo war ka soo saartay dhacdo shalay ka dhacday deegaanka Buulomareer

17th April 2016 admin 1

AMISOM ayaa war Saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in aad uga xun tahay dad rayid ah oo ciidamadeeda ku dileen Buulomareeb. AMISOM waxsaxaafadeedkeeda waxaa […]

DEGDEG: Labo gabadh oo goor dhow lagu dilay magaalada Muqdisho

17th April 2016 admin 2

War hadda na soo gaaray ayaa sheegay in kooxo hubeysan ay ku toogteen labo gabdhood degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa sheegay in ragga […]

Baarlamaanka Somalia oo ansixiyay heshiis caafimaad oo ay gaareen dowladaha Somalia iyo Turkiga

16th April 2016 admin 3

Baarlamanka Soomalia ayaa meel mariyay Heshiis Caafimaad oo u dhexeeyno Dowladda Turkiga iyo Soomalia Heshiiskaan waxaa Baarlamanka Maanta ka hor qariyay Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Soomalia […]

Akhriso nuxurka khudbaddii uu MD Xasan ka jeediyay shirkii amniga ee Itoobiya

16th April 2016 admin 6

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 5-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Level […]

Posts pagination

« 1 … 33 34 35 … 38 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes