Baarlamaanka Somalia oo ansixiyay heshiis caafimaad oo ay gaareen dowladaha Somalia iyo Turkiga

Baarlamanka Soomalia ayaa meel mariyay Heshiis Caafimaad oo u dhexeeyno Dowladda Turkiga iyo Soomalia

Heshiiskaan waxaa Baarlamanka Maanta ka hor qariyay Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Soomalia Xaawo Xasan Maxamed oo shegtay in uu ahmiyad weeyn u leeyahay Shacabka Soomaliyeed

Intaasi ka dib Baarlamanka ayaa u gudbay aqrinta 2aad  ee sharcigga lagu dhisayo nidaamka Axsaabta  badan oo hadda horyaalka Baarlamanka Soomalia

Inta badan muddooyinkii dambe dad Soomaaliyeed ayaa dhibaatooyin kala kulmayay aadista arrimaha caafimaadka dalka Turkiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.