Dhageyso: Cali Gaab ”Waan soo qabanay kuwii dilay gabdhaha”

Taliska booliska gobalka Banaadir ayaa sheegay inay soo qabteen koox hubeysan oo dumar ku dilay degmooyinka Hodan iyo Dharkeenleey.

Jeneraal Cali Xirsi Barre ayaa sheegay in ciidamada booliska howlgallo ay sameeyeen ay ku guuleysteen inay gacanta ku soo dhigaan koox hubeysan oo uu ku sheegay inay dilal illaa seddex dumar ah ugu geysteen degmooyinka Hodan iyo Dharkeenleey

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.