Degdeg: Baarlamaanka Maamul Goboleedka Galgaduud Sare oo Doortay gudoomiye baarlamaan iyo Kuxigeen,

Waxaa gorodhaw degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka galgaduud ka dhacday Doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka ee Maamulka galgaduud Sare.

Xilka Gudoomiyaha waxaa ku tartamay laba Masuul iyadoo Guusha ay 26 cod ku raacday hareeri Xasan barre oo ka guuleystay musharixii la tartamayay.
Gudoomiye kuxigeenka baarlamaanka Maamulkaas ayaa isagane la doortay inkastoo cid kula tartantay Jagadaasine aysan Jirin.

Goordhaw Filo Wareysi ay Gedo Times la yeelatay Gudoomiyaha Cusub ee la doortay ee baarlamaanka Galgaduud Sare Mudane Hareeri Xasan Barre.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.