Dhageyso: Gedo Times oo wareysi la yeelatay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Maamul Goboleedka Galgaduud Sare Mudane Hareeri Xasan Barre.

Baarlamaanka Maamulka Dowlad Goboleedka Galgaduud sare ayaa maanta doortay Gudoomiye baarlamaan, iyado oxilkaasi gudoomiyaha loo doortay hareeri Xasan Barre oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka ee Maamulkaasi.

Hareeri ayaa horay u soo noqday gudoomiyaha Degmada Balambale ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, sidoo kale wuxuu kamid ahaa saraakiishii ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed.
Gudoomiye Hareeri ayaa gedo Times uga waramay sida uu u arko xilka cusub ee Maanta lo odoortay iyo Caqabadaha ku hor gudban.

Wareysi uu siiyay gedo Times ayaan ugu horeyntii weydiinay Bal sida ay u dhacday Doorashada Maanta loogu dorotay Gudoomiyaha baarlamaanka Maamulka Galgaduud Sare.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.