Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2021

baydhabo

Daawo:Laftagareen oo Kormeerey dhismaha Garoonka Diyaaradaha Baydhabo

25th November 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay Wehliyaan Wasiirka Gaadiidka Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) iyo Senator Xuseen Maxamed Daahir ayaa […]

balanbal

Daawo:Bulshada Balanbal oo Codsadey in laga qayb qaato dhismaha Garoonka diyaradaha Balanbal

25th November 2021 admin 0

Gudiga Dhismaha garoonka Diyaaradaha Dagmada Balanballe oo Booqasho iyo indha indhayn ku tagay Gagida Diyaaradaha Dagmada Balanballe oo la rajeynayo in maalmahan soo socda shaqadisii […]

jawaari

Daawo:Jawaari Shaaciyey inuu Xaalka ku Xun Yahay kadib markii uu ku hungoobay Baydhabo

25th November 2021 admin 0

Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa Sheegay in lagu Takrifalay Doorashada Kursigiisa, Isagoona Sheegay in uu ka walaacsan yahay habka ay u socoto […]

xasanshiiq

Daawo:Midowga Musharaxiinta “Dorashadaan way ka xun tahay “Tii Xasan Sheekh

25th November 2021 admin 0

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay qaabka ay ku socoto doorashada Golaha Shacabka kadib markii ay Maanta ay kulan dag daga ku yeesheen Magaalada […]

yasiin

Taliyihii NISA Yaasiin Fareey oo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka loo doortay

25th November 2021 admin 0

Agaasimaha Kumeel gaarka ah ee hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Yaasiin Cabdullaahi Farey ayaa loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka […]

qarax

Wararkii Ugu dambeeyey qasaarihii ka dhashay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

25th November 2021 admin 0

Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyey qarax Is-miidaamin oo saaka ka dhacay albaabka hore ee Iskuulka Mucaasir ee ku yaalla […]

Calibadal

Daawo:Musharax Xildhibaan oo loo diiday Tartanka Doorashada ka socota Galmudug

24th November 2021 admin 0

Musharax xildhibaan Golaha Shacabaka BFS Cali Cabdi Faarax (Calli Badel) una sharaxan kursiga Sumadiisu tahay HOP054 ee degaan doorashadiisu tahay Galmudug ayaa sheegay in loo […]

rooble

Rooblo oo Faray Puntland Hirshabelle iyo Jubbaland Inay bilaabaan Doorashada Xildhibaanada

24th November 2021 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somaaliya waxa uu bogaadinaayaa Guddiyada Doorashooyinka heer Federal , Guddiyada Doorashooyinka Somaliland, Galmudug iyo Koofur Galbeed oo si rasmi ah u […]

rooble

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo 20% Mushaarkooda ugu deeqay dadka ay abaartu saameysay

24th November 2021 admin 0

Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku deeqaya 20% gunnooyinkooda billaha ah si loogu taakuleeyo dadka ay saameysay abaarta baahsan ee dalka ka jirta.

deni

Ciidamada Amniga Puntland oo Ka horyimid Amar Kasoo baxay Deni

24th November 2021 admin 0

Ciidamada amniga ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ka hor yimid go’aan madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu xilka ugu magacaabay agaasime cusub ee […]

cawad

Mahad Cabdalla Cawad oo Mar Kale loo doortay Golaha Shaacbka Soomaaliya

24th November 2021 admin 0

Guddoomiye Kuxigeenkii Labaad ee golaha shacabka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay Hop104, oo saaka doorashadiisa lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb ee […]

tuuryare

Daawo:Jeneraal Tuuryare oo ka Rajo Xun Kursigii u Tartamaayey ee HOP 067

24th November 2021 admin 0

Jeneral Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare, Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) hadana ah Musharax u tartamaaya Kurisiga tiradiisu tahay HOP 067 oo deegaan doorashadiisu […]

puntland

Puntland oo looga digay Duufaano Xoog badan oo kusoo wajahan

24th November 2021 admin 0

Qoraal kooban oo kasoo baxay Xarunta Qaran ee ka digista halis wadareedka, ayaa waxaa lagu sheegay in laga cabsi qabo inay Duufaan ku dhufato degaanno […]

dhoore

Daawo:Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeeray Xeryaha Ciidamada ee Balcad

23rd November 2021 admin 0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS General Maxamed Tahliil Biixi ayaa kormeeray Difaacyada Ciidanka ay ku leeyihiin Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhaxe.

Farmaajo

Daawo:Beel Kamida Beelaha daga Caabudwaaq oo Farmaajo ugu baaqay in tartan furan loogalo HOP53

23rd November 2021 admin 0

Mid ka mid ah beelaha dago waqooyiga Galgaduud gaar ahaan Degmada Caabudwaaq iyo Deegaanada hoos taga ayaa ugu baaqay Madaxwaynaha Soomaaliya iyo Madaxda Galmudug in […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes