Daawo:Beel Kamida Beelaha daga Caabudwaaq oo Farmaajo ugu baaqay in tartan furan loogalo HOP53

Farmaajo

Mid ka mid ah beelaha dago waqooyiga Galgaduud gaar ahaan Degmada Caabudwaaq iyo Deegaanada hoos taga ayaa ugu baaqay Madaxwaynaha Soomaaliya iyo Madaxda Galmudug in Tartan Furan loogalo Doorashada Kursiga HOP053. ee deegaan doorashadiisu tahay Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.