Daawo:Jeneraal Tuuryare oo ka Rajo Xun Kursigii u Tartamaayey ee HOP 067

tuuryare

Jeneral Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare, Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) hadana ah Musharax u tartamaaya Kurisiga tiradiisu tahay HOP 067 oo deegaan doorashadiisu tahay Galmudug ayaa sheegaay in Magaalada Muqdisho laga Afduubtay Nabadoonkoodii oo lagu magacaabo Cali Xasan (Cali Jeesto).

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.