Mahad Cabdalla Cawad oo Mar Kale loo doortay Golaha Shaacbka Soomaaliya

cawad

Guddoomiye Kuxigeenkii Labaad ee golaha shacabka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay Hop104, oo saaka doorashadiisa lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.

codadka uu helay Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa ay gaarayaan ilaa iyo 84 cod halka musharaxa la tartameysay shukri cali faarax aysan helin wax cod ah halka ay qaldameen 17 cod.

Guddiga doorashada Maamul Goboleedka Galmudug ayaa shalay shaaciyay in maanta la qabanayo doorashada,kuwaasi oo hardhac u ah doorashooyinka Golaha shacabka ee Xildhibaada Galmudug kasoo galaya Baarlamaanka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.