Daawo:Jawaari Shaaciyey inuu Xaalka ku Xun Yahay kadib markii uu ku hungoobay Baydhabo

jawaari

Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa Sheegay in lagu Takrifalay Doorashada Kursigiisa, Isagoona Sheegay in uu ka walaacsan yahay habka ay u socoto doorashada Xildhibaanada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.