Daawo:Midowga Musharaxiinta “Dorashadaan way ka xun tahay “Tii Xasan Sheekh

xasanshiiq

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay qaabka ay ku socoto doorashada Golaha Shacabka kadib markii ay Maanta ay kulan dag daga ku yeesheen Magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Daahir Maxamuud Geelle oo kulanka kadib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay ka digayaan in sidaan kusii socoto doorashada Golaha Shacabka oo uu sheegay inay tahay qaab boob doorasho ah taas oo ka xun qaabkii lagu doortay Xildhibaanadii ka horeeyey Kuwaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.