Daawo:Bulshada Balanbal oo Codsadey in laga qayb qaato dhismaha Garoonka diyaradaha Balanbal

balanbal

Gudiga Dhismaha garoonka Diyaaradaha Dagmada Balanballe oo Booqasho iyo indha indhayn ku tagay Gagida Diyaaradaha Dagmada Balanballe oo la rajeynayo in maalmahan soo socda shaqadisii dib loo bilaababo, ayaa inta ay ku sugnaayeen garoonka waxa ay lahadleen dadka haldoorka ah ee ku nool dal iyo dabadba in ay ka qayb qaataan dhismaha garoonka.

Waxayna sidii kala ugu baaqeen dadkii lacagaha yaboohay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku bixiyaab dhaqaaliihii ay balanqadeen, ciddii hadda ka qayb qaadanaysana ay ka soo qayb qaadato dhismaha airport.

Fad;an Waxii Dhaqaalo ah kusoo Diro Accountiyadaan Hoose.

Salaam Bank 34644826

EVC PLUS 610442020

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.