Daawo:Musharax Xildhibaan oo loo diiday Tartanka Doorashada ka socota Galmudug

Calibadal

Musharax xildhibaan Golaha Shacabaka BFS Cali Cabdi Faarax (Calli Badel) una sharaxan kursiga Sumadiisu tahay HOP054 ee degaan doorashadiisu tahay Galmudug ayaa sheegay in loo diiday is Diiwaangalinta markuu soo buuxshay Dhamaan Shuruudihiii kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.