Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2021

shiiqshaakir

Dagaal Sababay Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Galmudug

30th September 2021 admin 0

Dagaal laysu adeegsaday noocyada hubka kala duwan oo dhaxeeya Ciidamada Galmudug oo kaashanaya kuwa dowlada iyo kuwa Ahlusuna ayaa ka dhacay Deegaanka Bohol oo dhuusamareeb […]

itoobiya

Itoobiya oo Dalkeeda ka Cayrisay 7 qof oo kamida shaqaalaha Samafalka.

30th September 2021 admin 0

Dowladda Itoobiya ayaa dalkeeda ka cayrisay 7 sarkaal oo ka tirsan Qaramada Midoobey, waxayna u qabatay in 72 saac uga baxaan dalka, Itoobiya iyagoo lagu […]

wasiir

Sawiro:Wasiirka caafimaadka oo Warshad Oxygenta ka daah furay Muqdisho

30th September 2021 admin 0

Waxaa maanta la daahfuray Warshad Oxygen oo laga dhisay Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir taasoo ay maalgaliyeen shirkadaha Hormuud Salaama, Xaflada waxaa kasoo qeybgalay […]

puntland

Askari Ka tirsan Ciidamada Puntland oo lagu Dilay Garoowe

30th September 2021 admin 0

Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamul Goboleedka Puntland ayaa lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Badda  Maamulka Puntland ee PMPF loo yaqaano. Sarkaalka oo lagu Magacaabi […]

Doorasho

Doorashada aqalka sare ee gobolada waqooyi oo soo gabagabowday

30th September 2021 admin 0

Doorashada shanta kursi kamid ah 11 senator ee gobolada waqooyi ee Soomaaliland oo maanta ka bilaabatay magaalada Muqdisho ayaa Soo gabagabowday. Doorashada shanta kursi ee […]

hibaaq

Daawo:kulan loogu duceynayay Allaha u naxariistee Hibaaq oo Muqdisho ka dhacay

29th September 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad  tacsi ah oo loogu duceynayay Allaha u naxariistee Hibaaq Abuukar Xasan oo ahayd […]

laftagareen

Daawo:Laftagareen oo daahfuray Hanaanka Adeeg Daadejinta KGS

29th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daah-furey Barnaamijka Hanaanka Adeeg Daadejinta Dawlad Gobaleedka Koonfur Galbeed. Xaflada Daahfurka ayaa sido kale […]

dubbe

Wasirka Dubbe oo loo doortay Senatar ka tirsan Aqalka Sare

29th September 2021 admin 0

Wasirka Warfaafinta Soomaaliya Prof  Cismaan Abokor Dubbe  ayaa  ku guuleystay kursia Afaraad ee  xubnaha Senatarada Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa […]

prosamater

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo loo doortay Aqalka Sare

29th September 2021 admin 0

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar, ayaa loo doortay Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Doorasho adag oo laba wareeg kadib, ayuu Prof. […]

deni

Deni oo Xilka ka qaaday Guddomiyaha Hay’ada wadooyinka Puntland

29th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.28 September 29, 2021 kuna saabsan xil kaqaadis Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Dowladda Puntland. […]

wasiir

Wasiir Saalax oo ku guulaystay Kursiga labaad ee xubnaha Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi

29th September 2021 admin 0

 Magaalada Muqdisho gaar ahaan Teendhada Afisiyooni waxaa ka socota doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi, iyadoo goordhaw waxaa la doortay kursigii labaad. Kursiga labaad […]

Doorasho

Toos:-Doorashada Xildhibaanadda Aqalka Sare ee Somaliland oo Muqdisho ka socota

29th September 2021 admin 0

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta oo Arbaco ah waxa ka bilaabatay doorashada kuraastii ugu horreeysay ee Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda […]

Axmedmadoobe

Daawo:Axmed madoobe oo eedeyn u jeediyey Madaxwaynaha Soomaaliya

28th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Jubaland Axmed maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta Khudbad u jeediyay Ururada Bulshada rayidka ah ee kismaayo iyo hay’adaha Maamulkiisa ayaa eedeyn u jeediyey […]

wasiir

Sawiro:Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista oo kulan la yeeshay safiirka Kenya ee Soomaaliya

28th September 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya Danjire […]

jaamacadacw

Daawo:Maktabada Jaamacada Umada Faraceeda Galmudug oo Xariga laga Jaray

28th September 2021 admin 0

Munaasabad Xariga Looga Jaraayo dhismaha Maktabada Guud ee jaamacada umada Faraceeda galmudug ee Caabudwaaq sidoo kalana luugu mahad celinaayo Jaaliyada UK oo dhistey Dhismahan ayaa […]

Posts pagination

1 2 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes