Doorashada aqalka sare ee gobolada waqooyi oo soo gabagabowday

Doorasho

Doorashada shanta kursi kamid ah 11 senator ee gobolada waqooyi ee Soomaaliland oo maanta ka bilaabatay magaalada Muqdisho ayaa Soo gabagabowday.

Doorashada shanta kursi ee kamid ahaa 11 kursi ee gobolada Waqooyi ee dalka oo ka socotay magaalada Muqdisho ayaa lagu doortay dadka kala ah;

  1. Deeqa Xasan Xuseen
  2. Cabdirisaaq Axmed Cali
  3. Naciima Xasan Xaaji
  4. Saciid Cabdi Xasan Cowke
  5. Abwaan Axmed Ibraahim Maxamed Qorane

Shalay, waxaa la doortay lix kamid ah kuraastaas, dadkii ku soo baxay ayaa waxaa kamid ahaa, wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska mudane Cismaan Obokor Dubbe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.