Daawo:kulan loogu duceynayay Allaha u naxariistee Hibaaq oo Muqdisho ka dhacay

hibaaq

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad  tacsi ah oo loogu duceynayay Allaha u naxariistee Hibaaq Abuukar Xasan oo ahayd la taliyihii arrimaha haweenka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo 25-kii bishan ku geeriyootay qarax argagixisadu ka geysteen isgoyska Ceelgaabta ee Magaalada Muqdisho.

Xubno ka tirsan golaha wasiiradda ee XfS, mas’uuliyiin kale iyo qaraabada Allaha u naxariistee Hibaaq Abuukar Xasan ayaa sido kale kulanka ka qeyb galay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.