Daawo:Laftagareen oo daahfuray Hanaanka Adeeg Daadejinta KGS

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daah-furey Barnaamijka Hanaanka Adeeg Daadejinta Dawlad Gobaleedka Koonfur Galbeed.

Xaflada Daahfurka ayaa sido kale waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr Ali Saciid Fiqi ku xigeenadiisa Labada Golle Dowlada Odeyaasha Dhaqanka Maamulka Degmada Baydhabo iyo Qeybaha kala Duwan Bulshada.

Ujeedada Daah-furka Mashruucan ayaa ahaa sidii Bulshada koonfur Galbeed loo gaarsiin lahaa adeega Dowliga ah . Sida Waxbarashada,Cafimaadka Iyo Biyaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.