Wasirka Dubbe oo loo doortay Senatar ka tirsan Aqalka Sare

dubbe

Wasirka Warfaafinta Soomaaliya Prof  Cismaan Abokor Dubbe  ayaa  ku guuleystay kursia Afaraad ee  xubnaha Senatarada Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa ka guuleestay Senotor Cabdi Kariim Maxamed xasan, isagoo helay 28 Cod, Halka Senotor Cabdi kariim oo horay Aqalka sare  ugu ka tirsanaa uu helay Codad gaaraya 17 cod.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.