Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo loo doortay Aqalka Sare

prosamater

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar, ayaa loo doortay Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Doorasho adag oo laba wareeg kadib, ayuu Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar, helay 25 Cod, halka musharaxii la tartamayay ee Prof. Maxamed Maxamuud Allabari, uu helay 21 Cod.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.