Daawo:Maktabada Jaamacada Umada Faraceeda Galmudug oo Xariga laga Jaray

jaamacadacw

Munaasabad Xariga Looga Jaraayo dhismaha Maktabada Guud ee jaamacada umada Faraceeda galmudug ee Caabudwaaq sidoo kalana luugu mahad celinaayo Jaaliyada UK oo dhistey Dhismahan ayaa Lugu Qabtay hoolka maktabada.

Wasiiro xildhibaano ka Tirsan Galmudug maamulka degmada Musharixiin ardayda wax ka Barato jaamacada iyo bulshada Qaybaheeda kala Duwan ayaa ka Qayb Galay Munaasabadan xarig jarka ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.