Toos:-Doorashada Xildhibaanadda Aqalka Sare ee Somaliland oo Muqdisho ka socota

Doorasho

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta oo Arbaco ah waxa ka bilaabatay doorashada kuraastii ugu horreeysay ee Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Guddiga doorashada ayaa shaaciyay in Maanta la dooran doono Lix kursi oo kamid ah 11 kursi ee Gobolada Waqooyi ee Aqalka Sare.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.