Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2021

doorasho

Akhriso: jadwalka doorashada Aqalka Sare ee koonfurgalbeed oo la Shaaciyey

31st July 2021 admin 0

Guddiya maamulka doorashada heer dowlad goboleed (SEIT) Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ee Koonfur Galbeed Soomaaliyeed uga mid noqon doonaa […]

qoorqoor

Sawiro:Qoorqoor oo ka qeybgalay dhaarinta xubnaha Garsoorka Galmudug

31st July 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayey xubnaha cusub ee Garsoorka Galmudug. Munaasabaddan oo ka dhacday xarunta Madaxtooyadda […]

farmaajo

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo Tababar u soo xiray Saraakiil ka Qalin-Jabiyay Dugsiga TURKSOM

31st July 2021 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee Layli Saraakiil iyo Dufcaddii 4-aad ee Layli […]

laftagareen

Madaxweynaha Laftagareen oo saaray liiska musharixiinta Aqalka Sare

31st July 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska qaar kamida musharaxiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

cwboliis

Daawo:Taliska Boliiska Caabudwaaq oo soo qabtay Gaari laga soo dhacay Hargaysa

31st July 2021 admin 0

Gaari noociisa Yahay Toyota Landcruiser ama Layla Calaawi oo dhawaan laga soo dhacay magalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa maanta Taliska booliska Caabudwaaq wuxuu ku […]

Doorasho

Daawo:Gudiga Hirgalinta KGS oo booqday Goobaha Doorashada aqalka Sarre

31st July 2021 admin 0

Guddiga Hirgellinta Doorashada Heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Shir looga Hadlaayey Sugidda Amaanka Goobaha Doorashooyinka la qaatey Saraakiishada Ciidamada Loo xilsaarey Amniga Doorashooyinka […]

rooble

Daawo:Rooble oo maamul goboleedyada ka codsaday hirgalinta doorashada

31st July 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo isaga wefdigiisu dalka dib ugu soo laabteen ayaa markale ka tacsiyeeyay qaraxii argagixisadu shalay koox ciyaartooy ah […]

ciyaarkismaayo

Daawo:Boliiska Jubbaland Oo ka hadlay Qaraxii Lala eegtay Ciyaartoyda

31st July 2021 admin 0

Taliska Booliska Jubbaland ayaa ka war bixiyay khasaaraha ka dhashay Qaraxii gelinkii dambe ee shalay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, kaasi […]

xamza

Wasiirka Xamza oo ka tacsiyeeyay falkii lagu dilay ciyaartooyda kooxda JCCI ee Kismaayo

31st July 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Saciid Xamsa ayaa cambaareeyay falkii wuxuushnimada lahaa ee lagu xasuuqay cayaartooyda kooxda JCCI oo […]

beesha

Beesha Caalamka oo soo dhaweeyey horumarka laga gaaray doorashooyinka

30th July 2021 admin 0

War-saxaafadeed ka soo baxay Saaxiibada caalamka ayaa Madaxda dowlad Goboleedka looga codsaday inay dedejiyaan doorashooyinka bilowday. War-saxaafadeedka ayaa sidan u qronaa. Saaxiibbada Caalamku waxay soo […]

ciyaarkismaayo

Daawo:Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay Kismaayo

30th July 2021 admin 0

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qaraxa lala eegtay baska ay saarnaayeen cayaartooyda Kooxda JCCI, halkaasi oo inta la xaqiijiyay ay ku dhinteen […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey cayaartooydii ku dhimatay qaraxii Kismaayo

30th July 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda ciyaaraha geerida […]

muse

Dhageyso:Boqor Boqor Buurmadaw oo eedeyn kulul u Jeediyey

30th July 2021 admin 0

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamida madaxda Dhaqanka Soomaaliland ayaa cambaareeyey xarig Itoobiya loogu gaystay Xildhibaan Mustafe oo ka tirsan golaha wakiilada Cusub ee […]

guddomiyeciro

Dhageyso:Gudoomiye Ciro oo doorashadii axmed Madoobe ku shubtay ku tilmaamay mid Sax

30th July 2021 admin 0

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada ee heer federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa ka warbixiyay doorashadii ka dhacday magalada Kismaayo taas oo dad badani kasoo horjeesteen iyo sababta […]

boliis

Akhriso:Taliyaha Xijaar oo isbedel ku sameeyay Taliska Booliska Jowhar

30th July 2021 admin 0

Taliyaha Ciidamada booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa xilkii saldhiga Booliska degmada jowhar ka qaaday dhame Maxamed Siyaad Cali canjeex, isaga oo talioye Cusub […]

Posts pagination

1 2 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes