Daawo:Taliska Boliiska Caabudwaaq oo soo qabtay Gaari laga soo dhacay Hargaysa

cwboliis

Gaari noociisa Yahay Toyota Landcruiser ama Layla Calaawi oo dhawaan laga soo dhacay magalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa maanta Taliska booliska Caabudwaaq wuxuu ku warejiyay Mulkilihii laga soo dhacay garigaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.