Daawo:Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay Kismaayo

ciyaarkismaayo

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qaraxa lala eegtay baska ay saarnaayeen cayaartooyda Kooxda JCCI, halkaasi oo inta la xaqiijiyay ay ku dhinteen afar ka mid ah cayaartooyda kooxda.

inta laxaqiijiyey waxaa ku dhimatay qaraxaas Labo waxaana dhaawac soo gaaray Sideed kale oo dhawaacooda lagu dabiibayo isbitaalka Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.