Daawo:Gudiga Hirgalinta KGS oo booqday Goobaha Doorashada aqalka Sarre

Doorasho

Guddiga Hirgellinta Doorashada Heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Shir looga Hadlaayey Sugidda Amaanka Goobaha Doorashooyinka la qaatey Saraakiishada Ciidamada Loo xilsaarey Amniga Doorashooyinka Sida Booliiska, AMISOM iyo UNSOM.

Waxana ay iska Xogwareysteen Sida Ugu wanaagsan ee Loo Sugi lahaa Amniga Sedaxda Goob ee Doorashada Aqalka Sare ugu horeysa lagu qaban Doono Gudaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.